4 entries

Articles Published on January 24, 2016

Axmed Madoobe “Waxaan qaadi doonaa dagaal ka dhan ah Al-Shabaab” (Sawirro)

 Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shalay kormeeray xerooyin ciidan oo ku yaal magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku jiraan Ciidamada isku dhafka ah ee dhowaanahan tababarka u socday iyo Ciidamo ka tirsna Maamulkiisa.

Beelaha gobolka Hiiraan oo mar kale qaadaceen shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Beledweyne odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda gobol Hiiraan ayaa si weyn uga soo horjeestay shirka maamulka loogu sameynaya gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe ee ka socda Jowhar.

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan oo Mooshin ka dhan ah laga wado

Qaar ka  mid ah xildhibaanada baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa sheegay in ay mooshin ka wadaan Madaxweynaha maamulka Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka Dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS