5 entries

Articles Published on January 14, 2016

Weeraro qaraxyo iyo is rasaaseyn ruxay Caasimada Indonesia ee Jakarta (Sawirro)

Qaraxyo ayaa ruxay caasimada Indonesia ee Jakarta, iyadoo ay daba socdeen rasaas xoogan, kadib markii dabley hubeysan ay weerareen xarun ganacsi oo laga dukameysto, taasoo ku dhow Xafiiska Qaramada Midoobey.

Shirka madasha wada tashiga Qaran oo saaka ka furmaya Kismaayo

Shirka Madasha Wada Tashiga Qaran ee geeddi socodka hanaanka doorashooyinka sanadkan 2016 ayaa goor dhow la filayaa inuu ka furmo magaalada Kismaayo, iyadoo shirkan afartii maalmood ee la soo dhaafay uu dib u dhac ku imaanayay.

Maraykanka oo ka mahadceliyay sii deynta badmaaxiin Maraykan ah oo ay xireen ciidamada Iran(Sawiro)

Dowlada Maraykanka ayaa u mahadcelisay dowlada Iran sii deynta ay sii daayeen 10 ka tirsan ciidamada badda Maraykanka oo si qalad ah u galay biyaha dalka Iran.

Al-Shabaab oo sheegay inay la wareegeen deegaan ka tirsan Galgaduud

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegtay deegaanka Ceel-Shiil ee ka tirsan gobolka Galgaduud, kadib dagaal culus oo shalay halkaas ku dhex maray Ciidamada dowladda iyo dagaalyahanada Al-Shabaab. 

QM sheegtay in loo baahan yahay dhaqaale lagu Gargaaro 4.9-Milyan oo Ruux oo Soomaali ah

Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay billaabayaan todobaadka soo soccda raadinta 885-milyan oo doollar si loogu caawiyo dadka Soomaalida ah ee gargaarka u baahan sannadkan cusub ee 2016-ka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS