Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay maqaaxida The Village ee Guriga Hooyooyinka (Sawirro)

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa goor dhow ka dhacay afaafka hore ee guriga ururka haweenka gaar ahaan hotel Village. 


Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay maqaaxida The Village ee Guriga Hooyooyinka (Sawirro)

Weerarkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay qof ismiidaamiyay oo soo fariistay meel ka mid ah maqaaxida The Village ee magaalada Muqdisho.

Lama oga illaa iyo hadda qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxan, hase yeeshee wararka qaar ayaa sheegaya in labo ruux ay ku dhinteen tiro kalana dhaawacyo ay ka soo gaareen.

Goobta qaraxa lala beegsaday ayaa hore dhowr jeer ay qaraxyo uga dhaceen iyadoo ay qaraxyadaa ku dhinteen saxafiyiin iyo mas’uuliyiin ka tirsanayd dowlada Soomaaliya. burbur xoog leh ayaa mar kale soo gaaray maqaaxida The Village.

Wixii ku soo kordha warark qaraxa kala soco www.jowhar.com

bar village (1)

bar village (2)

bar village (3)

bar village (4)

Section  Somali
Category   Local News
Tags  muqdisho Qarax

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS