6 entries

Articles Published on December 22, 2015

Tirada Muhaajiriinta ee sanadkan gaartay Yurub oo lagu qiyaasay Hal Milyan oo ruux

Tirada dadka muhaajiriinta ama Tahriibayaasha ee sanadkan sii dhamaanaya 2015 gaaray dalalka Yurub ayaa gaaraya illaa hal Milyan oo ruux.

Maamul ka madax banaan Koofur Galbeed oo looga dhawaaqayo Gobolka Bakool

Iyadoo Mudooyinkaan uu jiray Khilaaf ku aadan qaabka loo soo xulay Xildhibaanada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa soo baxayay Qeylo ka imaaneysa Beelaha wax ka daga Gobolka Bakool,kuwaas oo sheegay in laga qadiyay Dhismaha Maamulka Koofur Galbeed.

Wasiir Odawaa “Dowladdu diyaar ayay u tahay dhameystirka dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe”

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa sheegay in dowladda Federaalka ku howlan tahay dhameystirka dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu wado in 90-cisho gudahood lagu dhiso.

Wararkii ugu dambeeyay shaqaaqo ka dhacday caasimada dalka Djibouti

Wararka ka imanaya wadanka Djibouti ayaa sheegaya in dad ka badan toban ruux ay ku dhinteen tiro kalana ay ku dhaawacmeen kadib markii ay ciidamada Booliska iyo dad ka qeybgalayay munaasabad xuska Mowliidka ay isku dhaceen.

Know Your Rights When Dealing With Police

On December 22, 2015 edition of the English program on Sagal Radio, join Host Collin Tinto and co-host Lindsay Harper while they discuss "What are your rights when you get pulled over by the police?" Javeria Jamil, staff attorney, and James Woo, the communications and outreach associate, both from Asian ...

audio
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS