4 entries

Articles Published on December 20, 2015

Faah faahin qaraxii ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Qarax xoogan ayaa abaarihii 2-dii duhurnimo ee  Shalay  ka dhacay wadada mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaraxa oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta oo sheegay in gacanta lagu dhigay ninkii ka dambeeyay dilkii Hindiya

 Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/llaahi Colaad Rooble ayaa sheegay in hey’adaha ammaanka dowladda ay gacanta ku hayana ninkii ka dambeeyay dilkii Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka tirsaneyd Warbaahinta dowladda.

Madaxweynaha Puntland oo shacabka Gaalkacyo ugu baaqay inay adkeeyaan heshiiskii Nabadda

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay muhiim tahay in la ilaaliyo heshiiskii dhowaan lagu gaaray magaalada Gaalkacyo ee dhex maray Maamulada Puntland iyo Galmudug, kadib dagaalo dad badan ku dhinteen oo ka dhacay magaalada bishii la soo dhaafay.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka Dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS