3 entries

Articles Published on December 15, 2015

Ciidammo Itoobiyaan ah oo saakay la wareegay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuuso-mareeb -

Wararka laga helayo magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa sheegaya in saakay ay ciidammo ka tirsan kuwa ka socda Itoobiya ee qaybta ka ah AMISOM la wareegeen garoonka diyaaradaha Dhuuso-mareeb.

Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka oo Maanta lasoo Gunaanadayo Muqdisho -

Maanta ayaa la fiayaa in Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyo shirka madasha wada-tashiga doorashada 2016-ka dalka ka dhici doonta, kaasoo labadii casho ee lasoo dhaafay ka socday Muqdisho.

Wafdi ka socda Xukuumadda iyo Maamulka Galmudug oo ku baxay colaadii Beledweyn

Wafdi heer Wasiir ah oo ka socda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, si ay u kala dhex galaan maleeshiyooyinkii labadii maalmood ku dagaalamayay magaalada.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS