4 entries

Articles Published on December 11, 2015

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Xaruntii Ex Baarlamaan ku wareejiyay Milkiilaha Telefishinka Universal

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Milkiilaha Telefishinka Universal ku wareejiyay xarunta Ex Baarlamaan ee degmada Boondheere.

Ciidamada Jubbaland oo dib ula wareegay deegaanka Tuulo Barwaaqo

Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ee ku sugan degmada Dhoobley ayaa sheegay inay dib ula wareegeen deegaanka Tuulo Barwaaqo, halkaasoo maalmo ka hor qabsadeen maleeshiyo taabacsan ururka Daacish.

Tiro dad ah oo ku dhintay rabshado ka dhacay Gobolka Oromada ee dalka Itoobiya

Rabshado ayaa ka dhacay Gobolka ay degan yihiin Qowmiyadda Oromada ee dalka Itoobiya, iyadoo rabshadahan uu xoogeystay markii ciidamada booliska iyo dad dibad baxayay ay gacanta isula tageen.

Saddex askari oo lagu diley magaalada Beledweyne

Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in rag bastoolado ku hubeysan ay ku dileen saddex askari xaafada Howlwadaag ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS