5 entries

Articles Published on December 7, 2015

Ra’iisul Wasaaraha, Madaxda Puntland, Jubbaland iyo Galmudug oo ku soo wajahan Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, oo ay wehliyaan Madaxda Maamulada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa maanta ku soo wajahan magaalada muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Obama “Dagaal u dhaxeeya ma jirto Mareykanka iyo Islaamka”

 Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in weerarkii arbacadii la soo dhaafay ka dhacay gobolka California ee lagu dilay 14 ruux uu ahaa weerar argagixiso.

Kumanaan qaxooti ah oo gaaray xeebaha dalka Talyaaniga

Inkabadan 4600 oo qaxooti ah oo ku safrayay dooman ayaa laga badbaadiyay xeebaha badda Mediterranean iyagoo ka soo shiraacday xeebaha dalka Libya.

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Jimmy Carter oo sheegay inuu ka bogsaday cudurka Kansarka

Jimmy Carter hore madaxweyne uga soo noqday dalka Maraykanka ayaa sheegay in uu ka bogsaday cudurka Kansarka oo maskaxda ugaga dhacay.

Arabic Radio Program coming soon

listen
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS