4 entries

Articles Published on December 5, 2015

Heshiiska Gaalkacyo oo maanta la dhameystirayo, Gaas iyo Guuleed oo socod ku maraya magaalada

Heshiiskii arbacadii la soo dhaafay lagu gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa maanta oo sabti ah lagu wadaa in la dhameystiro, lana kala qaado ciidamadii is hor-fadhiyay.

Boqolaal ka tirsan Ciidamada Turkiga oo gudaha u galay Ciraaq

Boqolaal ka tirsan Ciidamada Turkiga oo wata taangiyo ayaa ka tallaabay xuduuda, iyagoo gudaha u galay Ciraaq, gaar ahaan deegaanada ay maamulaan Kurdiyiinta.

Guddoomiyaha Hay’adda wada hadalka bulshada oo cambaareeyay dilkii Wariye Hindiya Xaaji

Waxaa soo kordhaya cambaareynta iyo baaqyada laga soo saarayo dilkii loo geystay Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo u geeriyootay qarax ka dhashay miino oo gaarigeeda loogu xiray, waxaana Mas’uuliyiintii u dambeysay ee cambaareysay ka mid ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Wada hadalka Bulshada CCD Ciise Axmed Cumar oo in badan soo wada shaqeeyeen.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka Dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS