116 entries

Articles Published in November, 2015

Faahfaahin ka soobaxaysa dagaal ka dhacay deegaanka Waanbati ee degmada Wanalaweyn

Wararka ka imanaya deegaanka Waanbati ee degmada Wanalaweyn ayaa sheegaya in ay ka jirto xiisad colaadeed iyadoo halkaas ay isku horfadhiyaan ciidamada dowlada iyo kuwa Alshabaab.

Nin Maraykan madow ah oo magangalyo weydiistey Canada cabsi uu ka qabo in loo dilo midabkiisa awgeed

Muwaadin Maraykan ah ayaa weydiistay magangalyo dalka Canada kadib markii uu ku yimid fasax magaalada Vancouver bishii September, isagoo sheegay in booliska Maraykanka ah inay dilaan midabkiisa madow awgiis.

Taliyaha Nabadsugida oo amray in xitaa gaari dameerada soo galaya Muqdisho labaaro

Taliyaha ciidamada Nabadguda Soomaaliyeed Jen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa amar ku bixiyay in la baaro gaadiidka noocyadiisa kala duwan ee soo galaya magaalada Muqdisho iyo kuwa ka baxayaba.

Go’aano laga soo saaray shir looga hadlayay nidaamka maaliyadda dalka oo Muqdisho ka dhacay

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa soo xiray shir balaaran oo mudo sadex maalmood ah u socday Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasiiradda Maamul Goboleedyada dalka, waxaan shirka laga soo saaray war murtiyeed ka koobaan sagaal qodobo wax ku ool ah oo ku aadan dhinaca maamulka maaliyadda Dalka.

Shiinaha oo soo bandhigay diyaarad rakaab ah oo lagu farsameeyo gudaha dalka Shiinaha (Sawiro)

Dowlada Shiinaha ayaa markii ugu horeysay soo bandhigtay diyaarad rakaabka qaada oo lagu farsameeyay gudaha dalka Shiinaha.

Wararkii ugu dambeeyay Baaritaanka diyaaradii Ruushka ee ku bur burtay Masar

Kooxaha baarayaasha ee diyaaradii ku bur burtay Gacanka Sinai ayaa wali ku guda jira baaritaankoodii ku aadanaa waxa sababay in diyaarada ay dhacdo, xilli ay jawi degan ku duuleysay.

Hey’adda Nabadsugida oo amaro cusub oo amniga la xiriira dul-dhigtay Hotelada Muqdisho

Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ayaa awaamiir cusub oo dhinaca amniga la xiriira dul-dhigtay Hotelada Muqdisho, kadib kulan Mas’uuliyiinta Hey’addaha ammaanka iyo milkiilayaasha Hotelada ku dhex maray Xarunta NISA.

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Milateriga iyo kuwa Jubbaland oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maanta barqadii uu dagaal ka bilowday agagaarka deegaanka Goobweyn oo qiyaastii 30-KM u jira Kismaayo, halkaasoo fariisin u ah Ciidamo milateri.

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo Tababar u soo xiray Saraakiil cusub (Sawirro)

Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo gaarayay 20-sarkaal ayaa maanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho, gaar ahaan xerada tababarada ciidanka ee Deegaanka Jaziira. 

Maxkamadda G/Banaadir oo xukun ganaax iyo musaafurin ku riday 27 ruux Kenyan

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo khamiis u fariisatay dhageysiga dacwada loo heystay 27 ruux Kenyan ah, kuwaasoo xeer ilaalinta ku soo eedeysay inay si sharci darro ah dalka ku joogeen, kuna shaqeysanayeen. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS