4 entries

Articles Published on November 26, 2015

Al-Shabaab oo xalay weeraray fariisimo Ciidamada Puntland ku leeyihiin buuraha Galgala

 Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday fariisimo ciidamada Puntland ku leeyihiin buuraha Galgala, iyadoo dagaalo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu halkaas ka dhacay.

Dowladda Jarmalka oo 650 askari u direysa dalka Mali

Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in 650 askari u diri doonto dalka Mali, si ay u taageeraan Faransiiska oo dagaal kula jira Islaamiyiin mayal adag oo xiriir la leh Ururka Al-Qaacida.

Dad careysan oo dhagxaan ku weeraray dhismaha Safaaradda Turkiga ee Moscow (Sawirro)

Dadweyne careysan ayaa dhagxaan iyo waxyaabo kale ku weeraray dhismaha Safaaradda Turkiga ku leeyahay magaalada Moscow ee Caasimada Ruushka, iyadoo dadkan ka careysan yihiin tallaabadii Turkiga ku soo riday maalintii shalay diyaarad dagaal uu Ruushka leeyahay.

CHECKING OUT: Customers seeking alternatives to hotels in Mogadishu after attacks

Somali security officers gather in front of the Central Hotel in Mogadishu. Al-Shabab claimed responsibility for the Central hotel attack that  killed twenty people, including two legislators -February 20, 2015
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS