3 entries

Articles Published on November 23, 2015

Al-shabaab oo Jubbada dhexe ku dilay Saraaakiil Taageertay Kooxda Daacish

Waraka aynu ka helnay dadka degaanka iyo ilo kale ayaa xaqiijinaya in weerar gaadmo ah oo Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabab ay ka gaysteen duleedka tuulada Guduudey lagu dilay afar qof oo uu ka mid ahaa Sheekh Xuseen Cabdi Geeddi oo horey uga mid ahaa saraakiisha  Al-Shabab.

Deg Deg:- Xabad Joojin looga dhawaaqay Magaalada Gaalkacyo

Kulan ay maanta Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Suuqa Bartamaha ee Magaalada ay ku yeesheen Waxgarad iyo Ganacsato ka soo kala Jeeda Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray Qodobo dhowr ah oo lagu xalinayo Dagaalkii Shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Baarlamaanka oo Warbixin ka dhageysanaya maanta Guddigi loo diray Xadka Soomaaliya iyo kenya

Maanta oo isniin ah 23-ka Bisha Koow iyo Tobnaad ayaa Baarlamaanka Soomaaliya waxaa uu yeelan doonaa Kulan,waxaana Ajandahu yahay Labo Ajande oo kala ah U codeynta Hindise Sharciyeedka Maalgashiga iyo Warbixin laga dhageysanayo Guddigii Xaqiiqo raadinta ee loo diray muranka ka taagan Xadka Soomaaliya iyo Kenya.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS