5 entries

Articles Published on November 15, 2015

Xiisad ka jirta magaalada Beledweyne kadib markii lagu diley sarkaal ka tirsan hay’ada Mine Action

Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay magaalada Beledweyne kadib markii shalay ciidamada amniga magaalada Beledweyne ay dileen sarkaal u shaqeynayay hay’ada Mine Action ee gobolka Hiiraan.

Wasiirka Gaashaandhiga “Ciidanka XDS Waxay u tababaran yihiin dhowrista xuquuqda aadanaha

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini oo kulan la qaatay u qeyb sanaha Xog-hayaha guud ee QM Arrimaha Xuququl insaanka Ivan Simonovic ayaa ka wada hadlay ka hortaga caruurta la askareeyo  iyo u adeegsiga xaaladdaha dagaalka caruurta aan weli qaan gaari.

Qaar ka mid ah kooxihii weeraray Paris oo la aqoonsaday iyo dad lagu xiray Belgium

 Laamaha Sirdoonka Faransiiska oo wali ku howlan baaritaanka weerarkii habeenkii jimcihii ka dhacay Paris ayaa aqoonsaday qaar ka mid ah kooxihii ka dambeeyay weerarkii dadka faraha badan ku dhinteen ee qaraxyada iyo toogashada ahaa.

Xaalada magaalada Galkacyo oo saaka kacsan, kadib shaqaaqo ay dad badan ku dhinteen

Ugu yaraan todobo ruux ayaa ku geeriyootay shaqaaqo shalay illaa xalay ka dhacay waqooyiga magaalada Galkacyo, kadib markii Ciidamada ammaanka Puntland ay si xoog leh uga saareen dad deganaa guryihii dowladdii hore, taasoo ka dhalatay iska hor imaad.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka Dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS