4 entries

Articles Published on November 14, 2015

Axmed Madoobe “Fikirka ay Kenya Soomaaliya u soo gashay, ma ahan inay dhul qaataan, Amnigooda qatar ku jira”

 Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa mar kale difaacay qorshaha ay Ciidamada Kenya u soo galeen Soomaaliya, isagoo ka hadlay muranka ka taagan Darbiga ay Kenya ka dhiseyso xuduuda.

In ka badan 120 ruux oo ku geeriyootay qaraxyo iyo toogasho ka dhacday Paris (Sawirro)

 In ka badan 120 ruux ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen weeraro qaraxyo iyo toogasho xalay ka dhacday magaalada Paris ee Caasimada dalka Faransiiska, iyadoo weerarkan uu ahaa kii ugu xumaa abid soo mara dalkaas.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyni waxaa ka mid ah:Ciidanka Nabad Sugidda iyo Al-Shabaab oo ku Dagaalamay Lafoole  Axmed Madoobe “Fikirka ay Kenya Soomaaliya u soo gashay, ma ahan inay dhul qaataan, Amnigooda qatar ku jira iyo warar kale iyo Barnaamijka dhacdooyina 
Halkaan ka dhageyso

Madaxweynaha Faransiiska oo ku dhaawaqay xaalad deg deg ah, kadib weerarkii Paris

 Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa xaalad deg deg ah kaga dhawaaqay dalkiisa, isagoo amray in gebi ahaanba la xiro xuduudaha Faransiiska, kadib weerarkii dadka faraha badan ku dhinteen ee habeenimadii xalay ka dhacay magaalada Paris.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS