5 entries

Articles Published on November 10, 2015

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay duufaano ku dhuftay deegaano ka tirsan Gobolada bari

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. C/wali Maxamed Gaas oo shir jaraa’id ku qabtay Aqalka Madaxtooyada Garowe ayaa ka warbixiyay khasaaraha uu dhaliyay roobab dabeylo wata oo ku dhuftay qeybo ka mid ah deegaanada Gobolada Bari.

Kolonyo ciidamo AMISOM ah oo qarax lagula eegtay Ex-Kontarol Balcad

 Kolonyo ciidamo AMISOM ah oo marayay agagaarka warshadii hore ee baastada ayaa qarax lagula eegtay iyadoo qaraxaasina laga maqlay deegaano ka fogfog halka uu ka dhacay.

Taliyaha ciidamada Uganda Gen Katumba oo uga digey ciidamada Uganda ee Soomaaliya xatooyada

Taliyaha ciidamada Milatariga dalka Uganda Gen Katumba Wamala ayaa uga digey ciidamada Uganda ee u jooga nabad ilaalinta dalka Soomaaliya feejignaan la’aan iyo musuqmaasuq.

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo New York kaga qayb-galay shir looga hadlay Arrimaha Somalia

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo gaaray magaalada New york ee Maraykanka , isagoo uga qaybgalaya shir looga hadlayo horumarka Soomaaliya, kasoo ay kasoo qaybgalayaan mas’uuliyiin ka tirsan Qarmada Midoobay.

PUNTLAND: Xubnaha Baarlamaanka Puntland oo Doortay Guddoomiye Cusub

Baarlamaanka Puntland ayaa diyaar-garow xooggan ugu jiray doorashada gudoomiyahooda cusub ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Garowe ku doortay Axmed Cali Xaashi oo noqon doona gudoomiyaha cusub ee barlamaanka maaamulka Puntland.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS