6 entries

Articles Published on November 1, 2015

In ka badan 10-ruux oo Xildhibaan, saraakiil iyo siyaasiyiin ku jiraan oo ku geeriyooday weerarka Hotelka Saxafi

Warar horu dhac ah ayaa ka soo kordhaya khasaaraha ka dhashay weerar saaka waabarigii hore Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Wararkii ugu dambeeyay weerarka Hotel Saxafi iyo rasaas wali laga maqlayo gudaha Hotelka

Rasaas ayaa wali laga maqlayaa gudaha Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho. kadib markii dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay saaka weerareen Hotelkan, waxaana adag ilaa iyo hada in la helo faah faahin rasmi ah.

Odawaa “Wada tashi socday labo bilood waxaa suura gali weyday in la helo Guddi Farsamo macquul ah”

Wasiirka Arrimaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ka hadlay sababtii ka dambeysay in 14 xubnood looga dhigay Guddiga farsamada maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isagoo cadeeyay in arrintaas la tashi kala sameeyeen Madaxda dowladda iyo saxiixayaasha heshiiska maamul u sameynta labada Gobol.

Ciidamada Ammaanka dowladda oo soo afjaray howl galkii Hotel Saxadi

Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa soo afjaray howl galkii mudada saacadaha badan qaatay ee ka socday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, kadib markii saaka waabarigii hore dabley ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u gashay.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso

Faah faahin ku aadan Weerarkii Hotelka Saxafi iyo khasaarihii ka dhashay (Sawirro)

In ka badan 15 ruux oo isugu jira mas’uuliyiin, saraakiil iyo shacab ayaa ku dhimatay, tiro labaatan ka badan waa ay ku dhaawacmeen, weerar saaka aroortii hore Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Saxafi oo ku dhow Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS