4 entries

Articles Published on October 19, 2015

Shirka wada tashiga doorashooyinka sanadka 2016 oo maanta ka furmaya Muqdisho

Shirka Madasha wada tashiga qaran ee hanaanka doorashooyinka sanadka 2016 ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda, Madaxda maamul goboleedyada, Xukuumadda, Baarlamaanka Federaalka, Beesha Caalamka iyo Ururada bulshada.

Faah faahin ka soo baxaysa Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland oo lagu afduubtay Gobolka Sanaag

Dabley Hubeysan ayaa shalay ku afduubatay meel 50-KM u jirta magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland oo uu ku jiro Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland ee Gobolka Sanaag Axmed Cali Biixi.

Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay gobolka Gedo

Dagaal ka dhacay deegaanka Masalle-Adduun oo ka tirsan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa geystey qasaare isugujira dhimasho iyo dhaawac.

Dibadbax ka dhan ah Al-shabaab oo ka dhacay magaalada Cadaado (Sawirro)

Dibad baxani oo ahaa mid aad u balaaran ayaa lagu taageerayay Horumarka iyo Guulaha Ciidamada Dowlad Gobaleedka Galmudug ka gaareen dagaalkii dhawaan Al-shabaab uga saareen Deegaanka Camaara.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS