Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.  

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idii heyno waxa aka mid ah Wada hadal lagu wado in lagu xaliyo Khilaafka Mooshinka Madaxweynaha laga keenay oo manta lagu wado in uu Muqdisho ka dhaco iyo Xildhibaana diiday ka qeeb galka wada hadalada iyo Barnaamijka Dhacdooyinka iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  Barnaamijka Dhacdooyinka iyo sagal Warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS