5 entries

Articles Published on October 8, 2015

Dowlada Kenya oo diiday in muranka badda ee Soomaaliya lagu xalliyo Maxkamada Caalamiga

Dowlada Kenya ayaa si rasmi ah u diiday muranka dhinaca badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya kaas oo ay hore August 28keedii 2014 Soomaaliya Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ugu gudbisay dacwad Kenya ka dhan ah.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Cabdi Maareeye oo soo dhoweeyay sii deynte weriyaasha Talefishinka Universal

Wasiirka Warfaafinta dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa soo dhoweeyay sii deynta saxafiyiinta taleefishinka Universal oo shalay ay ciidamada ammaanka sii daayeen.

Maraakiibta dagaalka Ruushka oo bilaabay inay duqeeyaan saldhigyada IS ee Siiriya

Maraakiibta dagaalka Ruushka ee ku sugan badda Caspian ayaa gantaalo ku garaacay saldhigyo ay ku leeyihiin ururka IS ee dalka Siiriya.

Midowga Afrika oo ergey cusub u soo magacaabay dalka Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Africa Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma, ayaa u soo magacawday Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira oo u dhashay dalka Mozambique inuu noqdo wakiilkeeda gaarka ah ee Soomaaliya iyo madaxa howlgalka AMISOM.

Waxa dhawaan Magaaladda Atlanta ee cariga Mareykanka booqasho ku yimid wafdi balaaran oo ka socday Wasaaradda Caafimaadka ee Qaranka Soomaalia.

Waxa dhawaan Magaaladda Atlanta ee cariga Mareykanka booqasho ku yimid wafdi balaaran  oo ka socday Wasaaradda Caafimaadka ee Qaranka Soomaalia: Kawther Hersi Musa Dr Mohamed Gulled  Salad Anshur Abdifatah Ahmed Sahra Isse Dr.Farhan basher, National  Healtn Institute & WHO Somali Mohamed  AbduAllaahi, WHO Somali Dr Abdihamid Ibrahim,  Ministry of ...
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS