4 entries

Articles Published on October 6, 2015

Wasaaradda A. Gudaha oo sheegtay in dhowaan la dhisayo Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhowaan la guda geli doono howlaha maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, kaasoo horay loogu heshiiyay in maamul loo sameeyo.

Xiriirka Turkiga iyo Ruushka oo qarka u saaran inuu xumaado

Xiriirka Turkiga iyo Ruushka ayaa laga cabsi qabaa inuu xumaado, kadib markii Turkiga uu ku eedeeyay Ruushka inuu  markii labaad uu ku soo xadgudbay hawadiisa

Wariyeyaasha Universal TV oo muddo 21-cisho xabsiga lagu sii heynayo

Ururada u dooda xuquuqda aadanaha iyo Madaxda warbaahinta ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka in la sii daayo wariyeyaasha Universal Tv, kuwaasoo maalintii shanaad xabsiga ku jira.

Harriet Mathews “Ciidamada Britain ee Soomaaliya la keenayo lama dagaalamayaan Al-Shabaab”

Safiirka Britain ee Soomaaliya Danjire Harriet Mathews oo shir jaraa’id saxaafadda ugu qabatay xarunta safaaradda ay ku leedahay Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ayay kaga hadashay qorshaha UK uga aadan sanadka soo socda arrimaha Soomaaliya,ciidamada Britain ay keenyso Soomaliya iyo arrimo kale.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS