5 entries

Articles Published on October 4, 2015

Kooxda Daacish oo mar kale ugu baaqday Al-Shabaab inay ku soo biiraan.

Kooxda la magac baxday Khilaafada Islaamka ee Daacish ayaa mar kale ugu baaqday Xarakada Al-Shabaab ee Soomaaliya inay ku soo biiraan, ayna adeecaan Hogaamiyaha Daacish Abuubakar Al-Baqdaadi.

Farmaajo “Ma ahan in dowladdu caburiso Saxaafada madaxa banaan”

 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay xarigii Ciidamada Ammaanka ay xireen Xafiiskii telefishinka Universal, Agaasimihii Bariga Afrika ee Telefishinka TV iyo Wariye Cawil Dahir

Wasaaradda Amniga oo sheegtay inay Guddi u saartay baaritaanka wiil ay dileen AMISOM

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay inay Guddi soo baara dilkii Ciidamada AMISOM u geysteen wiil yar oo 14 jir kubad ku ciyaarayay agagaarka Garoonka Muqdisho Stadium.

Dowlada Federalka oo ka hadashay xarriga loo geystay saxafiyiin ka tirsan Taleefishinka Universal

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Bekos oo shir jaraa’id ku  qabtay xarunta Wasaaradda ayaa ka hadlay xariga loo geystay suxufiyiin ka tirsan telefishinka Universal.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka Dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS