5 entries

Articles Published on September 25, 2015

Soomaali ka mid noqotay dadkii ku dhintay Isbuurashadii ka dhacday Xajka

7 ruux oo Soomaali ah ayaa ilaa iyo hada la xaqiijiyay inay ku dhinteen Isbuurashadii shalay ka dhacday xajka, gaar ahaan meel banaanka ka ah Masaajidka Xaramka, xilli xujeyda oo gudaneysa waajibaadka xajka, kana soo laabtay sheydaan-tuurka ay isbuurteen.

Magaalooyinka Alshabaab maamulaan oo maanta si weyn looga ciiday (Sawiro)

Magaalooyinka iyo deegaanada ay maamulaan ururka Alshabaab oo dagaal kula jira dowlada Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM ayaa maanta si weyn loogaga ciiday iyadoo laga tukaday salaada ciidda.

Taliyaha cusub ee ciidamada xoogga dalka oo lagu hordhaariyay Madaxweynaha (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey Taliyaha Cusub ee Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo Abaanduulaha Cusub ee Ciidammada Xoogga Dalka, S/Guuto Cali Baashi Maxamed Xaaji Cumar.

Muqdisho oo Maalintii Labaad si weyn looga Ciidayo

Maanta oo ay ku beegan tahay 11-ka bisha Dul-xaj waxaa loo dabaal degayaa maalintii Labaad ee Ciidul Adxaa, iyadoo muslimiin badan ay damaashaadayaan.

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka oo ku kulmaya New York

Madaxweynayaasha Mareykanka Barack Obama iyo Ruushka Vladamir Putin ayaa markii u horeysay muddo sanad ah waxay isku hor-fariisan doonaan maalinta Isniinta shirka golaha guud ee loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS