4 entries

Articles Published on September 22, 2015

Jawaari “Madaxda Maamul Goboleedyada waa in danta Guud ka shaqeeyaan”

Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo shalay ka hadlayay shirkii wada tashiga ee lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Madaxda Maamul goboleedyada inay dantooda gaarka ah ay ka hor-mariyaan danta Guud.

Khasaaraha Qaraxii Muqdisho oo kordhay iyo Ajaaniib ka mid noqotay dadkii ku dhintay

Waxaa kordhay khasaaraha ka dhashay qaraxii shalay maqribkii ka dhacay banaanka hore ee Madaxtooyada, gaar ahaan koontaroolka ugu horeeya, iyadoo qaraxaas uu ahaa mid ismiidaamin loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa  laga soo buuxiyay.

Duqeyn loo geystay saldhig Al-Shabaab ku lahaayeen duleedka Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in diyaarado Helicoptero ah ay duqeeyeen deegaanka Labaatan-jirow oo qiyaastii 60-KM u jira Baydhabo.

Halkan ka AKHRISO War murtiyeedka laga soo saaray shirkii wada tashiga ahaa

War murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii wada tashiga ahaa ee looga hadlayay geedi-socodka doorashooyinka sanadka, iyadoo shirkan ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda Federaalka, Madaxda Maamul goboleedyada iyo wakiilada Beesha Caalamka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS