5 entries

Articles Published on September 20, 2015

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka Dhageyso

Shirka wadatashiga doorashada oo maanta la soo gabagabeynayo

Shirka wada tashiga ah ee u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo gabagabeeyo magaalada Muqdisho.

Haweeney ka tirsanayd ciidamada Booliska oo lagu diley Muqdisho

Haweeney ka tirsanayd ciidamada Booliska isla markaana ka mid ahayd ganacsatada qudaarta ee suuqa Ansaloti magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu diley goobta ay ganacsiga ku lahayd.

Tirada ciidamada AMISOM ee lagu diley Soomaaiya tan iyo sanadkii 2009kii oo la shaaciyay

Ciidamada nabad ilaalinta AMISOM tan iyo sanadkii 2009kii ayay soo bandhigtay hay’ad cilmi baaris oo xarunteedu tahay dalka Sweden.

Prof: Ahmed ismail samater oo magaalada Atlanta kula hadlayay Jaaliyada somaliland Iyo soomaaliya oo is hortaag ku sameeyay agaasimaha sagal radio xili Uu ku Guda jiray duubista codadka

audio
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS