4 entries

Articles Published on September 14, 2015

Kenya oo Mombasa ka raadineysa Sargaal Al-shabaab ah

Taliyaha waaxda Dambi Baarista Magaalada Mombasa ee wadanka Kenya Henry Ondiek ayaa xaqiijiyay in 30 katirsan saraakiisha booliska dalkaasi iyo kooxda booliska iyana katirsan ee ladagaalanka argagixisada ay weerar ku qaadeenj guri uu daganyahay nin layiraahdo Fariid Cumar Cawad ,oo looga shaki qabo inuu katirsan yahay saraakiisha Al-shabab.

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo gadood sameeyay iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan

Wararka ka imanaya magaalada Garowe ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamo aan tiradooda la shaacin oo ka mid ah daraawiishta Puntland ay gadood ka sameeyeen maanta xero ay ku jireen oo ku taal duleedka magaalada Garowe.

Boqolkiiba 30 shacabka Maraykanka oo aaminsan in Obama uu yahay Muslim

Sahan uu sameeyay taleefishinka CNN iyo hay’ada ORC International ayaa lagu ogaaday in boqolkiiba 30 dadka Maraykanka ah ay aaminsan yihiin in Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama uu yahay nin Muslim ah halka boqolkiiba labaatana la sheegay in aysan aaminsanayn in madaxweynaha Maraykanka uu ku dhashay wadanka uu madaxda ka yahay.

Daawo sawirada qaxooti u dabaalanaya xeebaha Giriiga kadib markii ay degtay doontii ay saarnaayeen

Ugu yaraan 38 qaxooti ah oo ay ku jiraan 14 carruur ah ayaa ku dhimatay kadib markii doon nooca kalluumeysiga ah ay kula degtey xeebta jasiirada ku taal dalka Giriiga ee Farmakonisi.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS