88 entries

Articles Published in September, 2015

Guddiga Dib u Heshiisiinta Qaranka oo kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid

Xubnaha Guddiga Fulinta ee Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka ayaa kulan la yeeshay 27-kii bishii hore Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, iyadoo kulankan uu ka dhacay Xafiiska Ra’iisul

AFHAYEENKA AMISOM: Ma jiraan Ciidan Nool ah oo ay Al-shabaab Gacanta nooga naga dhigeen

Iyadoo shalay ay Al-shabaab Weerartay saldhig ay AMISOM ku leedahay deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxaa la sheegay in AMISOM laga qabsaday ciidammo nool oo ka tirsan kuwii xeradaas ku sugnaa, balse waxaa beeniyay afhayeen u hadlay AMISOM oo lagu magacaabo, Paul Njuguna.

Furitaanka shirka dhismaha Maamulka Gobolada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo Dib loo Dhigay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Somalia ayaa maanta shaacisay in dib loo dhigay Furitaanka Shirka Dhismaha Maamul ay yeeshaan Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe; kaasoo Qorshuhu ahaa in uu Furmo berri oo ay ku beegan tahay Taaraariikhdu 01-da September, 2015.

Askar ka tirsan AMISOM oo lagu dilay Weerarkii Al-shabaab ay ku Qaaday Saldhiggooda Jannaale

Ugu yaraan 19 Askari oo ka Tirsanaa Ciidamada AMISOM ee ka socda Uganda ayaa lagu dilay weerar Al-shabaab ay ku Qaadday Saakay Aroortii hore saldhig ay AMISOM ku leedahay deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose.

The City of Atlanta, Mayor Kasim Reed and the Mayor’s Office of Immigrant Affairs presents the Atlanta Soccer Festival

Soccer! It is the sport that cuts across all racial, social and economic lines.  It is the sport that unites us all.  To kick off “Welcoming Week” here in the City of Atlanta, Mayor Kasim Reed and the Mayor’s Office of Immigrant Affairs presents the Atlanta Soccer Festival.  On ...
Event Information Audio

Boqorka Sacuudiga oo la kulmay Madaxweynaha Mareykanka

 Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa magaalada Washington kula kulmay Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, iyagoo ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin dagaalka Yemen, arrinta Hubka Nuclear-ka Iiraan.

Ciidamada AMISOM oo ka baxay Kuntuwaarey iyo Ceel-Saliindi, Al-Shabaab oo qabsatay

 Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Uganda ay saacadihii la soo dhaafay ka baxeen degmada Kuntu-waarey iyo deegaanka Ceel Saliindi oo ku dhow deegaanka Nambar lixdan.

Al-Shabaab oo illaa afar ruux shalay ku toogatay fagaare ku yaal degmada Bu’aale

 Al-Shabaab ayaa shalay galab fagaare ku yaal degmada Bu’aale ee Gobolka Jubadda Dhexe ku toogatay afar ruux oo ay ku eedeeyeen inay qaarkood jaajuus ahaayeen, kuwana ka shaqeynayeen arrimo kale.

AKHRISO: Guddoomiye Jawaari oo go’aan ka soo saaray sida loo maareynayo Mooshinka Madaxweynaha

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa goor dhow oo caawa ah soo saaray go’aan ku saabsan sida loo Maareynayo Mooshinka Madaxweynaha. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.  
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS