4 entries

Articles Published on August 30, 2015

Naafada degen Isbitaal Martini oo ka codsaday dowlada in aan laga rarin isbitaalka

Ciidamadii ku naafoobay dagaalkii 1977dii  kuna nool qeybo ka mid ah Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa ka codsaday dowlada Federalka in aan laga rarin halka ay degen yihiin maadaama sanooyin badan ay ku noolaayeen.

Haweeney guddoomiye waaxeed ka ahayd degmada Xamar-jajab oo la diley

Kooxo hubaysan ayaa xalay degmada Xamar jajab toogasho ku dishay mid kamid ah guddoomiye waaxeedyada degmada.

Chelsea iyo Liverpool oo laga badiyay halka Man City iyo Arsenal ay badiyeen (Sawiro)

Ciyaaro xiiso badan lahaa ayaa maanta waxa ku kulmay qaar ka mid ah naadiyada horyaalka Ingiriiska inkastoo kooxaha waaweyn aysan isku dhicin. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS