4 entries

Articles Published on August 18, 2015

Wasiirka Gaashaandhiga oo qiray inay jiraan Ciidamo Itoobiyaan aan AMISOM ka tirsaneyn

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan oo aan ka mid aheyn AMISOM ay joogaan Soomaaliya, isagoo cadeeyay in dhici karto inay caawimaad siiyaan Ciidamadooda kale ee ka mid ah howl galka AMISOM.

Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa si KMG ah waxaa uu u magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Yaxye Cali Ibraahim oo ahaa Guddoomiyihii Jaamacadda SIU.

Qaar ka mid ah saxiixayaasha Mooshinka laga gudbiyay Madaxweynaha oo sheegay in laga been abuuray

Qaar ka mid ah xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxa ay ku sheegeen in laga been abuurtay saxiixooda mooshinka la gudbiyayna uu ahaa mid sanad kahor ay saxiixeen.

Warar sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu hortagi doono Baarlamaanka

 Warar soo baxay saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud lagu wado inuu hortago Baarlamaanka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS