Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal
Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Update Required
To play the media you will need to either update your browser to a recent version or update your Flash plugin.
Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah Doorasha Maamulka Juba oo ka socota kismaayo wixii ku soo kordhana waxaad kala socon doontaan wararkeena danbe insha alaah iyo barnaamijka Dhacdooyinka iyo warar kale
Comments