5 entries

Articles Published on August 13, 2015

Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha oo loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka (Akhriso)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta u gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka mooshin kalsooni kala noqosho ah oo ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Xildhibaan Xoosh “Mooshinkan wax badan laga soo shaqeynayay lix bilood ayaa wada tashigiisa socday’

 Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha ee shalay loo gudbiyay Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo xusay in mooshinkan ay muddo lix bilood ka soo shaqeynayeen, wada tashiyana ay baarlamaanka gudihiisa ka dhex wadeen.

Qarax weyn oo dad badan ku dhinteen oo ka dhacay dalka Shiinaha

Ugu yaraan 44 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen labo qarax oo ka dhacay magaalada dekeda leh ee ku taala waqooyiga Shiinaha ee Tianjin. 

Qarax weyn oo dad badan ku dhinteen oo ka dhacay dalka Shiinaha

Ugu yaraan 44 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen labo qarax oo ka dhacay magaalada dekeda leh ee ku taala waqooyiga Shiinaha ee Tianjin. 

In ka badan 50 ruux oo ku geeriyootay qarax xoogan oo ka dhacay Suuq ku yaalla Baqdaad

 In ka badan 50-ruux ayaa ku geeriyootay qarax weyn oo loo adeegsaday gaari kuwa xamuulka ah oo saaka waabarigii hore ka dhacay waqooyi bari magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS