5 entries

Articles Published on August 3, 2015

General Muqtaar Xuseen Afrax oo loo magacaabay Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta digreeto ka soo baxday xafiiskiisa ku magacaabay taliye ku-xigeenada ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Ahlu Sunna oo sii deysay lix weriye oo ay ka howlgalayay magaalada Dhuusomareeb

Ururka Ahlu Sunna ayaa sii daysay shan saxafi oo ay xabsiga u taxaabtay kadib markii ay ku eedeysay inay baahiyeen warar been abuur ah. 

Golaha Wasiirada oo Guddi u saaray baaritaanka xasuuqii ay AMISOM u geysteen dad shacab ah

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, dib u eegis lagu sameyn doono Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo tacadiyo ay Ciidanka AMISOM dad shacab ah ugu geysteen magaalooyinka Marka iyo Xudur ee Gobollada Shabeellaha Hoose iyo Bakool.

Safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya Harriet Matthews oo booqatay magaalada Kismaayo (Sawiro)

Safiirka cusub ee dowlada Britain uga wakiilka ah dalka Soomaaliya Harriet Matthews ayaa booqasho ku tagtay xarunta maamul goboleedka Jubbaland ee Kismaayo. 

Xaflad lagu taageerayay dhismaha maamulka Galmudug oo lagu qabtay Magalada Atlanta, Georgia USA

Xaflad lagu taageerayay dhismaha maamulka Galmudug
Halkan ka dhageyso barnamijka xaflada.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS