4 entries

Articles Published on July 30, 2015

Shirka looga hadlayo arrimaha Hiigsiga sanadka 2016 oo maanta laga soo saarayo war murtiyeed

Shirka looga hadlayo arrimaha Hiigsiga sanadka 2016 ayaa la filayaa in maanta la soo gaba gabeeyo, lagana soo saaro war murtiyeed lagu qeexayo marxalada looga gudbayo tan hadda marla gaaro sanadka 2016.

Madaxweynaha “Kuma faraxsani ka maqnaashaha shirka ee Puntland iyo Jubbaland”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay muhiimada uu leeyahay shirka maanta ka furmay magaalada Muqdisho, isagoo sheegay inuu ka xun yahay inay shirka ka maqan yihiin Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland.

Nicholas Kay “2016 waxaa dhici doona qaab doorasho oo ka duwanaan doonta midkii 2012 dhacday”

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Nicholas Kay ayaa mar kale cadeeyay in aanay sanadka 2016 dalka ka dhici doonin doorasho hal qof iyo hal cod, isagoo taa bedelkeed cadeeyay in nuuc doorasho ah ay dalka ka dhici doonto.

Dagaallo Culus iyo Duqeymo ka Dhacay Gobollada Bay iyo Bakool ee Koonfurta Soomaaliya

Dagaallo culus  ayaa ka dhacay Wadada  u dhaxeeyo Madaa & Tiyeeglow oo ka tirsan Gobalka Bakool, dagaalladaas ayaa waxay u dhaxeeyaan ciidamada AMISON, kuwa dowladda Somalia oo dhinac ah iyo xoogagga Al-shabaab.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS