5 entries

Articles Published on July 29, 2015

Shirka looga hadlayo Hiigsiga sanadka 2016 oo maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay ayaa maanta si wadajir ah u guddoomin doona shirkii heerka sare ee Hiigsiga, kaasoo ah kii ugu horeeyay ee heer wasiir ah ee Madasha Waddamada iyo Hay’adaha Iskaashiga la leh Soomaaliya oo ka dhici doona magaalada Muqdisho.

Puntland iyo Jubbaland oo aan ka qeyb geli doonin Shirka Hiigsiga ee maanta Muqdisho ka furmaya

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa ka qeyb gelin doonin shirka looga hadlayo barnaamijka Hiigsiga cusub ee New Deal-ka ee maanta ka furmaya magaalada Muqdishokaasoo ay shir gudoominayaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ergeyga Qaramada Midoobey Nicholas Kay.

Akhriso: Go’aan ka soo baxay Guddoonka sare ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya goor dhow soo saaray go’aan ku saabsan ka soo saaray arrimaha doorashada 2016, iyadoo Guddoonka qodobo lagama maarmaan ah oo ku aadan dastuurka. 

Qofkii isku qarxiyay Hotel Jazeera oo la xaqiijiyay inuu ahaa Soomaali Jarmalka ka yimid (Sawirro)

Dowladda Jarmalka ayaa ka shakisan in ruuxii fuliyay weerarkii Axadii lagu qaaday Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho uu ahaa nin ku noolaa dalkaas, oo horay ugu biiray Xarakada Al-Shabaab.

entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS