5 entries

Articles Published on July 27, 2015

Sawirro: Khasaaraha ka dhashay qaraxii Hotel Jazeera oo isa soo taraya

Waxaa soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxii xooganaa ee shalay galab lala eegtay Hotelka Caanka ah ee Jazeera, halkaasoo ay degenaayeen Diblomaasiyiin iyo mas’uuliyiin, iyadoo hotelkan uu ku yaallay goob ammaankeeda aad loo ilaaliyo.

Wasiirka Amniga ugu baaqay Baarlamaanka inuu dedejiyo ansixinta sharciga la dagaalanka Argagixisada

Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ugu baaqay Baarlamaanka Soomaaliya inuu meel mariyo sharciga la dagaalanka Argagixisada, kaasoo dhowaan la horgeeyay Baarlamaanka.

Hadliye “Wax saameyn ah kuma yeelanayo weerarkii shalay Diblomaasiyiinta”

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in weerarada Al-Shabaab ka geysanayaan magaalada Muqdisho aysan saameyn ku yeelan doonin diblomaasiyiinta dalka imaaneysa.

Obama oo gaaray Addis Ababa, kuna jira lugtii labaad ee safarkiisa Bariga Afrika (Sawirro)

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa ku guda jira lugtii labaad safar uu ku marayo Bariga Afrika, isagoo shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Madaxweynaha ”Argagixisada ma lahan awood ay shacabka la-haysteyaal uga dhigaan, waa ka adkaaneynaa”

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixisonimo ee maanta kooxaha nabad-diidka ku qaadeen hotel Jasiira oo ku yaalla magaalada Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS