4 entries

Articles Published on July 25, 2015

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso

Obama oo xalay hotelka uu ka degan yahay Nairobi casho ugu sameeyay qoyskiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa xalay qoyskiisa waxaa uu casho sharaf ugu sameeyay hotelka uu ka degan yahay magaalada Nairobi.

Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Turkiga oo sagootin loo sameeyay (Sawirro)

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Turkiga Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa sagootin loo sameeyay, kadib markii dhowaan la bedelay, waxaana Safiirka la guddoonsiiyay hadiyado. 

In ka badan 10-ruux oo shacab ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacay Gobolka Baay

Faah faahin ayaa ka soo baxaya duqeyn ay ku dhinteen in ka badan 10-ruux oo rayid ahaa, meel ku dhow degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, kuwaasoo ahaa barakacayaal, iyadoo duqeyntan ay warar kala duwan ka soo baxayaan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS