Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo manta lagu wado in uu dib ugu soo laabto Muqdisho Xaalada Baardheere oo u muuqata mid kacsan wali iyo warar kale iyo Barnaamijka Nasiinadda

Section  Somali
Category   Local News
Tags  Barnaamijka iyo Nasiinada Warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS