3 entries

Articles Published on July 14, 2015

Ra’iisul Wasaaraha, Hogaamiyeyaasha Puntland iyo Jubbaland oo kulan saddex geesood uga socda Garowe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa xilligan shir albaabada u xiran ku leh xarunta Madaxtooyada Garowe, iyadoo kulankan oo ah mid saddex geesood ah looga hadlayo arrinta federaalka.

Madaxweynaha iyo Wasiirka A. Dibadda ee Norway oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada Norway Børge Brende.

Wasiirka Amniga oo fariin u diray Ciidamada, kana hadlay qorshayaal amniga lagu sugayo

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka ay wadaan qorshayaal ballaaran oo lagu adkeynayo amniga.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS