4 entries

Articles Published on July 13, 2015

Dowladda Soomaaliya oo maanta u gudbineysa Maxkamadda ICJ dacwad Badda ee ka dhanka ah Kenya

 Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu gudbin doontaa Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ku taala magaalada The Hague dacwada ka dhanka ah Kenya ee ku aadan muranka Badda ee labada dal u dhaxeeya.

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo maanta ku sii jeeda magaalada Garowe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta ku wajahan magaalada Garowe, halkaasoo wada hadalo ay ku leeyihiin Hogaamiyeyaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo wada isbaheysi ka dhan ah dowladda Federaalka.

Al-Shabaab oo saaka weerar culus ku qaaday deegaanka Raage Ceelle ee Sh/Dhexe

Wararka ka imaanaya deegaanka Raage Ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Milateriga iyo Al-Shabaab uu saaka halkaas ku dhex maray, kaasoo soconayay muddo.

Akhriso qoddobada uu Baarlamaanka Puntland ka soo saaray khilaafka u dhexeeya Puntland iyo dowlada Federalka

Baarlamaanka Puntland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka socday doodo uu ka yeelanayay muranka iyo khilaafka u dhaxeeya dowladda federaalka iyo Puntland, waxana uu maanta soo gabagabeeyay doodahooda iyagoo soo saaray shan qodob oo ay kaga soo horjeedaan go’aano uu Baarlamaanka Federalka gaaray iyo maamul goboleedka Galmudug.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS