5 entries

Articles Published on July 12, 2015

Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay qorshe maamulkiisa uu isugu dhafayo ciidamada

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisa uu wado qorshe la isugu dhafayo Ciidamada ku sugan Gobollada Dhexe, si amniga deegaanada loo xoojiyo.

Boqolaal ruux oo bilaabay inay ka barakacaan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in barakac xoogan uu ka bilowday degmadaas, kadib markii Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay u ruuqaansadeen.

Serena Williams oo markii lixaad ku guuleysatay tartanka teniska ee Wimbledon(Sawiro)

Serena Williams ayaa ku guuleysatay markeedii lixaad tartanka Tenniska ee hablaha ee Wimbledon kadib markii ay ka guuleysatay Garbibe Mugruza. 

Digreeto Madaxweyne oo lagu magacaabay xisaabiyaha guud ee Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay Xisaabiyaha guud ee Qaranka.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka Dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS