4 entries

Articles Published on July 11, 2015

Ra’iisul Wasaaraha oo xalay kulan deg deg la qaatay Hey’addaha Ammaanka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa xalay kulan deg deg ah la qaatay Wasiirka Amniga, Wasiirka Gaashaandhiga, Taliyeyaasha Booliska, Nabadsugida iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Banaadir.   

Wasiirka Amniga “Hey’addaha Amnigu way hayeen xogta qarax baabuur oo Wada Maka Al-Mukarama ku sugnaa”

 Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Ciidamada ammaanka ay si deg deg ah uga jawaabeen weeraradii xalay lagu qaaday labo Hotel ku yaal magaalada Muqdisho, isagoo xusay in Hey’addaha Ammaanka ay heleen xogta baabuur waxyaabaha qarax laga soo buuxiyay oo wareegayay Wadada Maka Al-Mukarama.  

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.  
Halkaan ka Dhageyso

Daawo Sawirrada Weerarkii Caawa lagu qaaday Hotelka Wehliye iyo Meydadka Ragii Weeraray oo lasoo bandhigay

Waxaa xalay xiligii afarka Weerar isugu jira Ismiidaamin iyo mid toos ah rag hubeesan oo katirsan Xarakada AL-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Wehliye oo kuyaala Laamiga Maka Al-MUkarama ee Magalaada Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS