4 entries

Articles Published on July 8, 2015

Madaxweynaha oo shir guddoomiyay shirka Guddiga Amniga Qaranka

Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay shirka Guddiga Amniga Qaranka oo lagu qabtey xarunta madaxtooyada, kaasoo todobaadkiiba mar la qabto.  

Booliska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo howl gallo wada jir ka sameeya Wadooyinka Muqdisho (Sawirro)

Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo Booliska AMISOM ayaa bilaabay howl gallo wada jir ah oo amniga lagu sugayo, kaasoo ay ka wadaan Wadooyinka Muqdisho.  

Maareeye “Dowladdu waxay 13-ka bishan u gudbineysaa Maxkamadda Cadaaladda dacwad ka dhan ah Kenya”

Wasiirka Warfaafinta Somaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in Kulankii Golaha Wasiiradda ay xalay ku yeesheen Muqdisho oo uu shir Guddoominayay R’iisulwasaare Cumar Cabdirashiid warbixinno looga dhageystay Qareenno Soomaaliyeed oo loo xilsaaray Dacwad la xiriirta Xuduudda Badda  Somaaliyaay la wadaagto Kenya.  

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada India oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho

Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada dalka India General Vijay Kumar Singh ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho,iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada.  
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS