4 entries

Articles Published on July 6, 2015

Xildhibaanada Baarlamaanka oo cod qarsoodi u qaadaya meel marinta Guddiyada Xuduudaha iyo doorashooyinka

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa xilligan waxay cod qarsoodi ah ugu codeynayaan Guddiyada xuduudaha iyo doorashooyinka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, kaasoo horay loogu gudbiyay Baarlamaanka.

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo ugu baaqay Wasaaradaha Kheyraadka dalka inay xaqiijiyaan amniga Cuntada

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa maalintii labaad booqanayey Wasaaradaha Dowladda si wax badan uga ogaado sida ay u shaqeeyaan, una qiimeeyo baahiyaha ka jira wasaaradaha oo qaarkood dul saar ku ah wasaarado kale.

Ciyaaryahan Emmanuel Adebayor oo qaatay Diinta Islaamka

Ciyaaryahanka Kooxda Tottenham ee dalka Ingiriiska iyo xulka Togo Emmanuel Adebayor ayaa qaatay Diinta Islaamka, kadib xaflad ka dhacday dalkiisa.

Alshabaab oo weerartay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan

Wararka ka imanaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in laga maqlayo gudaha magaalada Jalalaqsi rasaas ay isweydaarsanayaan dagaalyahano ka tirsan ururka Alshabaab iyo ciidamada milatariga ee ku sugan degmada Jalalaqsi.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS