4 entries

Articles Published on June 18, 2015

Qarax xoogan oo manta ka dhacay agagaarka xarun ay degan yihiin ergooyinka Shirka Cadaado

 Qarax xoogan ayaa waxa  laga maqlay agagaarka xarunta Kafaalo oo ay degenaayeen Ergooyinka shirka Maamul u sameynta ee ka socda Cadaado, iyadoo qaraxa kadib ay bilaabatay is rasaaseyn.

Wasaaradda Amniga oo sheegtay in la fashiliyay weerarkii saaka ka dhacay Cadaado

Wasaaradda Amniga gudaha ayaa sheegtay in la fashiliyay weerar saaka ka dhacay meel ku dhow Xarunta ay degan yihiin ergooyinka shirka maamul u sameynta Gobollada Dhexe ee ka socda degmada Cadaado.

Madaxweynaha oo Muslimiinta ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan bisha barakeysan ee Ramadaan u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka.

Warar dheeraad ah oo ku saabsan weerar Ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay Magaalada Cadaado

 Warar dheeri ayaa kasoo baxaya weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsady gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo Subaxnimadii hore ee Saakay lagu qaaday xarunta ay degan yihiin ergada ka qeyb-qaadaneysa shirweynaha Cadaado.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS