4 entries

Articles Published on June 17, 2015

Ra’iisul Wasaaraha oo rajo ka muujiyay in Ahlusuna qeyb ka noqdaan Maamulka Gobollada Dhexe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa rajo ka muujiyay in Ahlusuna Wal-jameeca qeyb ka noqdaan Maamulka Gobollada Dhexe, isagoo ka dhawaajiyay in wada hadalada ka socda Dhuusa Mareeb ay meel wanaagsan marayaan.

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la hor-geynayo sharciga Saxaafada

Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la hor-geynayaa sharciga Saxaafada, kaasoo horay u soo ansixiyeen Golaha Wasiiradda.

Madaxweynihii hore ee Turkiga Suleyman Demirel oo geeriyooday

 Madaxweynihii hore ee Turkiga Suleyman Demirel ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Ankara.

Tartankii 3×3 ee Kubadda Kolayga oo galabta lagu soo xiray magaalada Muqdisho (Sawirro)

Waxaa galabta magaalada Muqdisho lagu soo xiray tartankii kubadda kolayga ahaa ee 3×3 oo ay ka qayb galayeen qaar ka mid ah kooxaha u diiwan gashan Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga iyo kooxo ay u ciyaarayeen ciyaaryahanadii cuslaatay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS