5 entries

Articles Published on June 15, 2015

Sawirro: Dowladda Soomaaliya oo maanta bilowday qaadista Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare

Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horeysay muddo 25 sano kadib waxay maanta qaadeysaa Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare, iyadoo boqolaal arday ay maanta goobo kala duwan oo ku yaala magaalada Muqdisho ay ugu fariisteen Imtixaanka.

Muwaadin British ah oo ka mid ahaa 11 dagaalyahan ka tirsan Shabaab oo lagu dilay Lamu

Muwaadin British ah ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa 11 dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay dagaal subaxdii Axadii ka dhacay degmada Lamu ee Gobolka Xeebta Kenya.

Dowladda Sudan oo sheegtay in Madaxweyne Al-Bashiir uu si nabad ah ugu laabanayo Khartoum

Dowladda Sudan ayaa sheegtay inay Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir uu si nabad ah magaalada Khartoum dib ugu soo laaban doono, iyadoo Maxkamad ku taal Koofur Afrika ay soo saartay amar ku aadan in aanu dalka ka bixi karin.

Sarkaal sare oo ka tirsan A-Qaacida oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Libiya

Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Qaacida oo amray weerarkii labo sano ka hor lagu qaaday warshad gaaska oo ku yaal dalka Al-geria ayaa lagu dilay weerar cirka ah oo Mareykanka ka fuliyay dalka Libiya.

Ninkii ugu horeeyay ee lagu tallaalo xubinta taranka ragga oo aabbe noqonaya (sawiro)

Muwaadin u dhashay dalka Koofur Afrika oo lagu tallaalay xubinta taranka ragga ayaa la sheegay in xaaskiisa ay leedahay uur afar bilood ah. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS