5 entries

Articles Published on June 13, 2015

Madaxweynaha “Ma jirto Xukuumad la isku shaandheynayo, Wasiirkii shaqadiisa qabsan waayo ayaa la bedelayaa”

Madaxweynahaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay wararka sheegaya in isku shaandheyn lagu sameynayo Xukuumadda Soomaaliya, isagoo ka dhawaajiyay, Wasiirkii, Wasiir kuxigeenkii ama Wasiiru dowlihii shaqadiisa qabsan waayo la bedelayo.

Ciidamada dowladda oo sheegay inay dileen Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo horay uga mid ahaa dowladda

Ciidamada dowladda ee ku sugan Gobolka Bakool ayaa sheegay inay dileen Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab, kaasoo horay uga tirsanaa Mas’uuliyiintii dowladda ee maamulkii hore ee Gobolka Bakool.

Markab iyo labo doonyood ay saaran yihiin 2,500 qaxooti Soomaaliyeed oo ku soo xirtay Dekeda Boosaaso

Markab iyo labo doonyood ay saaran yihiin in ka badan 2,500 oo qaxooti Soomaaliyeed oo ka soo cararay dagaalada Yemen ayaa saaka ku xirtay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo ka digay in la siyaasadeeyo isku dhafka Ciidamada

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ka digay in la siyaasadeeyo isku dhafka Ciidamada ee ka socda gobolada dalka.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay iyo Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Murti iyo maaweelo  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS