4 entries

Articles Published on June 12, 2015

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo xariga ka jaray tareen isku xira Jabuuti iyo Ethiopia

Madaxweynaha dalka Jabuti Ismacil Cumar Geelle ayaa xariga ka jray qad tareen oo isku xira wadamada Jabuti iyo Ethiopia.

WFP oo ku dhawaaqday inay dhimeyso raashinkii ay siin jirtay dadka ku jira Xeryaha qaxootiga Kenya

Hey’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa maanta ku dhawaaqday inay dhimeyso raashinka ay siin jirtay dadka ku jira xeryaha qaxootiga Dhadhaab iyo Kakuma, iyadoo arrintan ay saameyn ku yeelaneyso boqolaal kun qaxooti ee ku jira xerooyinkaas.

Madaxweynihii hore Somaliland oo dhaliilay xilli kordhintii dhawaan loo Sameeyey Xukuumadda

Madaxweynihii Hore ee Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii ugu horreysay ka hadlay muddo kordhintii dhawaan Xukuumadda Siilaanyo loo sameeyay iyo tii muddadii uu xilka hayay loo sameeyay waxay ku kala duwan yihiin.

Ururka Ahlusuna Waljamaaca oo lagu qancinayo inay isaga baxaan Magaalada Dhuusa-mareeb

Xoogag ka tirsan Ahlusunna Waljameeca ayaa Axaddii ina dhaaftay si lama filaan ah ula wareegay gacan ku heynta magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah maamulka lagu waddo in loo sameeyo gobollada dhexe gaar ahaan Galguduud iyo Mudug, kaddib markii ay halkaa isaga baxeen ciidammadii dowladda.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS