4 entries

Articles Published on June 10, 2015

Isku shaandheyn lagu wado in lagu sameeyo Golaha Wasiirada iyo wada tashiyo socda

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya inay socoto qorshe la doonayo in Isku shaandheyn loogu sameeyo Golaha Wasiirada Soomaaliya, iyadoo arrintan ay kulamo iyo wada tashi ka lahaayeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Shaqaalaha dowladda oo ka cabanaya mushaar la’aan heysata muddo afar bilood xiriir ah

Shaqaalaha rayidka ee dowladda ayaa ku jira marxalad dhaqaale xumo oo aad u daran, iyagoo la’ mushaarkii iyo gunnadii ay xaqqa u lahaayeen muddo afar bilood oo xiriir ah.

Cirfo “Koox Fallaago ah ayaa qabsatay Dhuusa Mareeb, Ahlusuna ma ahan”

 Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) ayaa sheegay in dhowaan ay dib ugu laaban doonaan degmada Dhuusa Mareeb, halkaasoo maalintii Axadii ay la wareegeen xoogag taabacsan Ahlusuna Wal-jameeca.

Xoogaga Shabaab uu shuruud adag ku xiray sii deesmada Sarkaal Kenyatti ah oo ay gacanta ku hayaan

Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay shuruud ku xireen sii deysmada Sarkaal ka tirsan Booliska dalka Kenya oo ciidamada Shabaab ay kasoo qafaasheen gudaha dalka Kenya
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS