5 entries

Articles Published on June 9, 2015

Nicholas Kay “Waxaan ku boorinayaa Xoogagga Ahlusuna inay ka baxaan Dhuusa Mareeb, dibna ugu laabtaan….”

 Ergeyga gaarka ah Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay xaalada Gobolka Galgaduud, gaar ahaan tallaabadii kooxda Ahlusuna Wal-jameeca kula wareegeen degmada Dhuusa Mareeb.

Xoogagga Ahlusuna oo gaaray deegaano cusub oo ka tirsan Gobolka Galgaduud

Xoogagga Ahlusuna Wal-jameeca oo maalin ka hor la wareegay degmada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa bilaabay inay isku fidiyaan deegaano ka tirsan gobolkaas.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo is bedelo iyo isku shaandheyn ku sameeyay Guddoomiyeyaal degmo

 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa isku shaandheyn iyo is bedel ku sameeyay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha degmooyinka, iyadoo tallaabadan ay tahay tii u horeysay ee uu Guddoomiyuhu uu isugu shaandheeyo Guddoomiyeyaal degmo.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kaga qeybgalaya dalka Talyaaniga Shir ku saabsan horumarinta .

Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Khaled Omar Ali ayaa kaga qeybgalay maanta Magaalada Milan ee dalka Talyaaniga.

Xafladii Qalin Jabinta 2015 Atlanta, Georgia

Xaflad sanadle ah oo loo qabto ardeyda ka Qalin jabiso dugsiyada sare iyo jaamacadaha oo lagu qabtay Atlanta, Georgia oo ay soo qabanqaabiyeen Somali American Community Center. Sagal Radio oo ka qeyb gashay ayaa ka soo diyaarisay barnaamijkan. Sidoo kale waxaa qayb libaah ka qaatey qabanqaabada xafladaas Madaxa xawaalada Dahabshil Atlanta, Georgia. Hamoganin inaad dhageysato Sagal Radio:Malinta Sabti 2pm-4pm iyo Axad 8pm -10pm. Ka dhageyso telefonkan : 832- 551-5083
audio
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS