5 entries

Articles Published on June 8, 2015

Aqriso Qodobo dhowr ah oo looga heshiiyay dagaalkii ka dhacay xadka Soomaaliya iyo Itoobiya

Iyadoo baryahaani dambe uu sii kordhaayay Khasaaraha ka dhalanaayay dagaladii ka socday xadka gobolka Galgaduud uu lawadaago ismaamulka dowlad degaanka Ethiopia, ayaa waxaa arrinta dagaalkaasi laga gaaray Heshiis dhowr qodob ka kooban.

Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka hadlay xiisada ka dhalatay baarlamaanka kalsoonida waayay ee Jubaland

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqey guddigii dhowaan xukuumadda u magacawdey xalinta tabashooyinkii ka dhashey dhismaha baarlamanka maamulka KMG ee Jubba inay dardar geliyaan hawshooda.

Dowlada Somalia oo ka hadashay Ujeedka ka Dambeeya Qabsashada Kooxda Ahlu Sunna ee Magaalada Dhuuso Mareeb

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ka hadlay dagaalladii shalay subax ka dhacay magaaladda Dhuusa-mareeb ee xaruta gobolka Galgaduud.

Wasiir katirsan Xukuumada Somalia oo ka Qeylo dhaamiyay Ciwaano Been Abuur ah oo magaciisa loo isticmaalo

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa shaaciyay in uu jiro cinwaan barta bulshada wadaagto loo adeegsado, isla markaana ah mid been abuur ah oo la doonayo in lagu waxyeeleeyo magaca Wasiirka iyo tan Wasaaradda.

War Deg Deg Ah Banaanbax balaaran oo looga soo horjeydo Dowlada Federaalka Soomaaliya oo xiligan soconaya

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Goordhaw Magaaladaasi uu ka bilowday banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo go'aankii Baarlamaanka Soomaaliya ay kalsoonida kala noqdeen Baarlamaanka Jubba.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS